MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Xildhibaan C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta hadalo ka jeediyay shir amniga looga hadlaayay oo ka dhacay Muqdisho.

Xildhibaanka wuxuu sheegay in amniga marka laga hadlo xiligaan ay tahay markii ugu wanaagsaneyd.

Advertisement

Mar uu ka sheekeynaayay wixii uu kaga jawaabay su’aal ahayd ayaantaan siyaasada maxaad uga  hadli weysay ayuu kaga jawaabay qaab sarbeeban aadna u qosl badan.

Hadaba jawaaabta xildhibaanka muuqaalkaan ka daawo:-

Previous articleSiyaasigu markuu dadkiisa la hadlayo wuxuu aaminsan yahay inuu Lo’ la hadlayo
Next articleDAAWO: Ra’iisul-wasaare Xamze oo sheegay in bisha Janaayo la qaadayo dhagxaanta Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here