Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay inay dhisanayaan Dal Soomaaliyed oo iyaga ay hogaam u yihiin sida uu sheegay..
“marxakad adag baynu mareynaa Dal Soomaaliyeed bayou dhiseynaa Waxaan dhisaynaa oo aan ka bilaabeyno Puntkand madaama aynu nahay hooyada Soomaaliya “ayuu yiri Saciid Deni
Haddaba halkaan ka daawo faah-fqahinta hadalka Saciid Deni uu maanta ka dhawaajiyay:-
