HomeWarkiiDAAWO: Sanbaloolshe oo kashifay Sir badan oo dhanka Dowladnimadeena ah

DAAWO: Sanbaloolshe oo kashifay Sir badan oo dhanka Dowladnimadeena ah

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka C/laahi Cali Sanbaloolshe oo ku sugan Nairobi ayaa wareysi siiyay kooxda |Geed-Fadhi markaasoo uu kashifay siro badan gaar ahaan xiligii Dowladii Madaxweynihii hore Maxamed C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

Wuxuu cadeeyay in xiligaasi tabar badan oo dhanka mushaarka ah uusan jirin sidoo kale uusan jirin isku xir nabad sugida gobolada iyo caasimada isagoo tusaale u soo qaatay waagii la soo xirayay Qalbi dhagax oo isugu uu ahaa Masulka u sareeya nabad sugida iyo sirdoonka

Sanbaloolshe wuxuu wareysiga ku cadeeyay in Qalbi dhagax uu qabtay Taliyihii Nabad sugida ee Gobolka Mucudg ugu qaabilsanaa Dowlada balse siraha uu ka shifay ayay ka mid tahay inuuba cadeeyay inuusan aqoon u lahayn Taliyahaasi sidoo kale uusan ka war heynba in halkaasi Dowlada uu u joogo Taliye Nabad sugid.

Sirta ugu weyn ee uu shaaciyay Sanbaloolshe ayaa ah in dhamaan Madaxda dalka u sareysay xiligaai Farmaajo iyo kheyre iyo taliyaha sirdoonka oo isaga ahaa dhamaantood  xiligaasi aysanba la socob ku dhawaad sanad oo Itoobiyaanku gudaha dalkeena ka dhex wadeen qorshe ay ku so qabanayaan qalbi dhagax .

Si aad uga bogato siraha badan ee sanbaloolshe kashifay si degan u daawo muuqaalkaani:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -