HomeWarkiiDAAWO: Sarkaal sare oo ka soo goostay Jubaland oo ku biiray ciidmada...

DAAWO: Sarkaal sare oo ka soo goostay Jubaland oo ku biiray ciidmada Dowlada ee Balad-xaawo ku sugan.

BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Maamulka Jubaland islamarkaana saaka laga soo direy Kismaayo si uu u badalo Taliyihii Booliiska ugu qaabilsanaa Jubaland oo dhowr maalin ka hor ku dhintay dagaalkii Balad-xawo looga saaray jubaland ayaa isla galabta gaaray Balad-xaawo.

Sarkaalkaan oo lagu magaciisa lagu soo koobay Cajeex ayaa intuu soo socday islamarkaana uusan gaarin Mandera wuxuu qaatay go’aan ah inuu u goosto dhanka Dowlada Somalia iyo Magaalada Balad-xaawo si uu ugu biiro iyaga.

Taliye Canjeex wuxuu afkiisa ku cadeeyay in Axmed Madoobe uu u soo diro Geddo si uu u badalo booskii uu ka dhintay Taliyihii Ciidamada Booliiska ee Jubaland  allaha u naxariistee Xuseen Giif.

Hadaba  muuqaal aan ka soo xiganay SMS TV ka daawo faahfaahinta warka Kabtan Canjeex markii uu gaaray Balad-xaawo:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -