GAZA (DAYNIILE.COM)-Dadka Marinka Gaza ee Falastiin ayaa ku soo batay  isticmaalka baaskiilada kadib duruufo soo wajahay sida wadooyinkii oo aan gaadiid lagu kaxeyn karin burburka soo gaaray darteed iyo sidoo kale qiimaha shidaalka oo cirka isku shareeray.

Dadka deegaanka ayaa markii ay duruuftaani soo wajahday waxay u soo jeesteen baaskiillada si ay ugu adeegtaan  waxyaabaha aasaasiga ah sida cuntada iyo daawada.

Advertisement

Dhaqaale ahaan iyo fudeyd marka la eego shacabka Gaza waxaa aad ugu wanaagsan wadida baaskiilada,madaama ay colaad jirtana way u sahlan tahay wadida baaskiilada.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaal uu soo bandhigay Aljazeera TV kaasoo muujinaya isticmaalka baaskiilada ee reer GAZA.

SOURCE ALJAZEERA
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleWararkii ugu danbeeyay dagaalka Xamaas iyo Israa’iil
Next articleSawir-Qaade ka tirsan Raadiyaha ciidamada oo ku dhaawacmay dagaaladii ugu danbeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here