Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa madal su’aalo lagu weydiinayay wuxuu ku soo hadal qaaday jawaabaha uu inta badan siiyo mucaaradka Wasiirka Gaaashaandhiga Axmed Macalin Fiqi isagoona si kulul uga hadlay arintaasi.
Shariif Sheekh Axmed wuxuu soo jeediyay in Wasiirkaani uu mudan yahay in xilka laga qaado madaama sida uu sheegay uu galay qaladaad .
“Wasiirka qaladaadka galay waan in xilka laga qaaadaa, hadii xilka laga qaadi waayo Dowladaa u dhaceysa waana sharci caalami ah” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.
Haddaba halkaan hoose ka daawo jawaabta Shariif Sheekh Axmed:-
XFIISKA WAREARK SIYAASADA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM
