Waxaa labadaan maalin qabsaday baraha bulshada isla markaana hadal heyn ka dhalatay Meyd la geeyay Masaajid Waalideyn oo kadibna maamulkii Masaajidku diiday in lagu tukado salaada janaasada.

Masaajidka ayaa ku yaal halka loo yaqaan sar-kuusta oo u dhexeysa isgoyska Ex. kontorool Afgooye iyo Tabeelaha Sh.Ibraauin ee duleedka Muqdisho.

Advertisement

Hadaba mid ka mida Culamaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta maamulka Masaaiidku u diiday salaada janaasada  in lagu tukado meydka.

 

Previous articleDAAWO:Taliyaha Booliiska oo sheegay in Ciyaartii Fiinaalka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 40 askari oo Taliyana uu ku jiro
Next articleMasuuliyiin Dowladeed oo ka soo qeybgalay qado sharaf maanta Degmada Deyniile loogu sameeyay kooxda Gal-mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here