MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw soo caga dhigatay diyaarad siday Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni.
Xildhibaano iyo siyaasiyiin ayaa ku soo dhaweysay garoonka diyaaradaha waxaana kadib loo gelbiyay halka uu ka dagayo Muqdisho.
Saciid Danj iyo Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inay Xamar kaga qeybgalaan shir u dhexeeya Dowlada iyo Mucaaradka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
