Sida uu u sheegay Universal Tv  Feysal Rooble Dowlada Somalia ayaa guul ka gaartay Dagaalkii dhanka  diblomaasiyada ee ay la gashay Dowlada Itoobiya oo  1-dii bishaan heshiis dhul badeed oo sharci daro ah la gashay Maamulka Somaliland.

Faysal Rooble wuxuu xusay Ethiopia  inay qiratay Culeysyo diplomaasiyadeed ay soo foodsaartay xiligaan.

Advertisement

Haddaba halkaan ka daawo warbixinta aan ka soo xiganay Universal TV.

Previous article135 Falastiiniyiin ah oo la dilay 24 gudahood
Next articleNetanyahu “waxaan kordhineynaa Misaaniyada dhaqaale ee Ciidamada si sanado badan aan nabad ugu noolaano”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here