LAAS-CAANOOD (DAYNIIILE.COM)-Taliyaba Booliiska Laas-caanood ayaa beeniyay inuu Dhul-bahante yahay  Ninkii Dumarka iska dhigi jirey ee dhawaan ay qabteen.

Wiilkaan ayaa asbuucyadii u danbeysay qabsaday baraha bulshada markii uu fashilmay iyo ka horba,xili dib loo daawaday iyadoo wiilal ay sida gabar oo kale ula ciyaarayaan,heesana la jilaayaan markaasoo muuqaaladana aad arkeyso iyadoo la dhubkoonayo lana xambaarayo.

Advertisement

Taiyaha ayaa su’aalo dhowr ah weydiiyay sida Qaniis maa tahay mise Rag boqple ah,sidoo kale wuxuu  weydiiyay yaad u dhalatay qabiil ahaan .

Hadaba halkaannka daawo  muuqaalka Taliyaha iyo wiilka gabadha iska dhigaayay.

 

Previous articleBooliiska Hiiraan oo kala dhex galay dagaal u dhexeeyay laba beelood
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here