Muqdisho(dayniiile.com)-Dr.Shaafici Shariif Maxamed Madaxa Ururka Cilmi baarayaasha Soomaaliyeed ayaan wareysi uu siiyay Tv-ga Universal wuxuu ku sheegay inuu cilmi baaris ku sameeyay sida ay cirbada daroogada u sii kordhin karto faafinta cudurka HIV Aids.

Sarkaalkaan caafimaad wuxuu sheegay inay 270 ruux oo daroogiistayaal ah ay ka aqbaleen isla-markaana ay ku sameeyeen baaritaan HIV AiDS .

Advertisement

“270-ka ruux waxaan ka helnay  HIV Aids 21 ruux oo la micno ah in 8% ay qabaan cudurka”ayuu yiri Dr.Shaafici Shariif Maxamed Madaxa Ururka Cilmi baarayaasha Soomaaliyeed

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

XIGASHO VIDEO-GA Universal Tv

 

Previous articleNetanyahu oo qaadacay xabad joojin laga hirgeliyo Gaza
Next articleXiisad dagaal oo mar kale Saaka ka taagan deegaanka Xananbuure

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here