Muqdisho (dayniiile.ckm)-Sida ah xaqiijiyeen waaxda Gurmadka deg-dega ee Gobolka Banaadir waxaa dab kale uu saaka ka kacay guri ku yaal Degmada Yaaqshiid Magaalada Muqdisho.

Dabkaan qabsaday guri boos ah wuxuna ka dhashay Koronto mana jiro qasaare nafeed .

Advertisement

War ka soo baxay Waaxda Gurmadka deg-dega ee Dab-damiska Gobolka ayay ku sheegeen inay ku guuleysteen daminta dabkaasi markii ay u gurmadeen.

Xalay ayay ahayd markij sidaan oo kale uu dab uga kacay dhowr meelood oo Muqdisho ah dab dhamaanyood koronta ka bilowday sida kii Say-biyaano oo ay ku gurya beeleen dad badan oo barakacayaal ah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleXildhibaan C/raxmaan C/Shukuur “aniga iyo odawaa waxaan ka simanahay ma nihin dadka siyaasada wax ka hela waan ku shiidnay”
Next articleMaxkamada Ciidamada oo Maanta qaaday dacwad loo heysto nin Alshabaabnimo ku eedeysan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here