Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Wasiirka Gaashaandhiga Kenya Aadan Barre Ducaalle ayaa Isbitaalak Nairoobi ku booqday Ciidamo Dowlada Soomaaliya ka tirsan oo Xamar looga keenay in la daweeyo.
Haddaba halkaan ka daawo warbixinta iyadoo muuqaal Tv-ga Universal.
Advertisement