Dowlada Somalia ayaa maanta kaliya waxay Magaalada Baydhaba u dirtay islamarkaana gaarsiisay laba diyaaradood oo mucaawino ah.
Mucaawinadaan oo raashin iyo again kale isugu jirta ayaa loogu talo galay dadka ay saameyntu ku yeelatay Roobabka iyo fatahaada wabiga.
Advertisement
Hay’Adad maareynta Masiibooyinka oo ayaa howshaan fydydeysay iyadoo diyaaradii koowaad raaceen Ra’iisulwasaare xigeenka Somalia iyo Gudoomiyaha Hay’ada maareyntamasiibooyinka.
Dowlada Somalia sidaas oo kale waxay gurmadyo u fidisay dhamaan gobolada dalka gaar ahaan meelaha roobabku ku rogmadeen.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM