Baladweyne(dayniiile.com)-Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa maalintij labaad oo isku xigta waxay diyaarad ku gaarsiisay mucaawino Magaalada

Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Advertisement

Masuuliyijn ka socda Hay’ada maareynta masiibooyinka iyo hay’adaha shisheeye ayaa maanta soo booqday shacabka Baladweyne ee biyuhu saameynta ku yeeheeen.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/llaahi Sufurow ayaa ka mahadceliyay deeqda raashinka u badan ee ka soo gaartay Dowlada Soomaaliya.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka Tv-qaranka ee warkaani ay ku faahfaahinayaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

 

Previous articleMadaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalada ay kula jiraan Al-shabaab+SAWIRRO
Next articleBaarlamaanka Puntland oo beri subax u balansan shirkii hore looga digay iyo shacab hor-tuban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here