Gudoomiyaha Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir Saleebaan Fargax oo uu wehliyay Taliyaha Booliiska Yaaqshiid ayaa caawa booqday goobaha Gancsi si uu ugu kuurgalo inay qaateen awaamiirta Dowlda.

Dowlada ayaa dhawaan fartay goobaha Ganacsiga in lagu xiro Kaamirooyinka qarsoon.

Advertisement

“Yaaqshiid ayaa ugu horeysa wax fuliya awaamiirta Kaamirooyinka qarsoon’ sidoo kale inagaa ugu horeynay wax la beegsado”ayuu yiri Gudoomiye Saleebaan.

Hadaba halkaa ka daawo muuqaal ay diyaariyeen TV-Universal.

 

 

Previous articleSaciid Dani oo magacaabay Gudiga Amniga Doorashooyinka
Next articleMuxuu yahay ajandaha shirka Maanta ee Golaha shacabka Baarlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here