Waxaa wali aan meel u dhicin dacwad loo heysto saraakiil ku eedeysan Musuq-maasuq kuwasoo dhawaana ka soo muuqday Maxkamada Gobolka Banaadir.

Maanta waxaa dacwadaasi u fadhiisatay Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir taasooo dhageysatay garmaqalka 2-aad dacwad loo heysto saraakiil ku eedeysan Musuq-maasuq.

Advertisement

ayaa maanta u fariisatay dhageysiga

Hadaba faahfaahinta halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay TV-ha Qaranka:-

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here