Garowe (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka hadlay go’aankiisii ahaa inuu u tanaasulay mucaaradka Puntland,islamarkaana uu u damqaday shacabka reer Puntland.

Madaxweyne Dani ayaa caawa qaatay go’aan geesinimo markii uu ka tanaasulay go’aankisii ahaa in Doorashada Puntland noqoneyso qof iyo cod xili mucaaradkuna sheegeen inaan laga gaarin waqtiga u haray Dani.

Advertisement

Dani wuxuu caawa ku dhawaaqay in  Puntland madaxweynaha ku soo dooran doonto hab-kii hore ee Xildhibaanada 66-da ah dooran jireen Madaxweynaha taasoo meesha ka saareysa shakigii laga qabay in muranka siyaasadeed uu dagaal dhaliyo.

Halkaan ka daawo  muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Universal.

 

Previous articleMuxuu salka ku hayaa safarka uu wasiirka Difaaca Somalia ku tagay Adis-Ababa+SAWIRRO
Next articleMadaxweynaha Somalia oo soo dhaweeyay isu tanaasulka reer Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here