Qaar ka mida Garaadada Gobolada Sool,Sanaag iyo Ceyn ayaa maanta laga hor istaagay qorshe ay ku doonayeen inay Xabsiga Buuhoodle ee SSC Qaatumo  kaga sii daayaan Maxaabiis reer Somaliland ah.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Qaatumo oo masuul ka ahaa Xabsiga ayaa si cad u diideen qorshahaasi iyagoo tilmaamay inaaney jirin wax heshiis ah ay la galeen Somaliland .

Advertisement

Saraakiisha hadashay waxay beeninaayaan warar la faafiyay oo sheegaya in maxaabiis la sii daayay qaxay ku celcelinayaan inay xabsiga ku jiraan.

Hadaba faahfaahinta halkaani hoose ka daawo muuqaal ay sharaxaad kaga bixinayaan saraakishu wixii dhacay.

 

Previous articleDEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw oo Caawa ah ka dhacay Muqdisho
Next articleDowladu maxay ka tiri Qaraxii Caawa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here