Jen. Dayax Cabdi Cabdulle oo  ah Taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliya ayaa  maanta booqday deegaanka Shabeeloow isagoona halkaasi kula hadlay ciidamo iyo Saraakiil.
Dhanka kale qorshaha ciidamada ayaa ah inay hada ku wajahan yihiin  deegaanka Caad si ay uga saaraan Alshabaab,taliyahana waa ujeedka dhiirigelintiisa iyo socdaalada uu ku sameynayo deegaano ay shabeeloow ka mid tahay.
Hadaba faahfaahinta hadalada taliyaha halkaan hoose ka daawo insha Allaah muuqaal uu diyaariyay TV-ga Qaranka.
Previous articleMusharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland oo sii kordhaya
Next articleDAAWO: Maxkamada Ciidamada oo maanta la horkeenay Caruur la sheegay in Alshabaab si xoog ah ku askareyn rabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here