Degmada mahadaay waxaa ku fatahay Wabbiga Shabelle iyadoo taasina ay keentay in qoysaskii Magaaladaasi deganaa ay barakacaan.

Masuuliyiin ayaa soo kormeeray goobaha wabigu ku fatahay iyadoo lagu qasban yahay in biyaha la dhex maro.

Advertisement

Haddaba Tv-ga Qaranka Muuqaal uu ka diyaariyay halkaann ka daawo:-

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here