Baladweyne (dayniiile.com)-Magaalada Baladweyne waxay isu badashay meel lagu kala tagay, dadkuna ay ku sii yaraanayaan fatahaada iyo roobabka dartood.

Muuqaalkaan waxaad ku arkeysaa xaalada dhabta ah ee Magaalada Baladweyne,

Haddii aadan Rabin in lagaaga sheekeeyo. daawo Muuqaalkaan oo uu soo diyaarshay TV-ga Qaranka.

HaddaB halkaan ka daawo Muuqaalka biyaha iyo daadadka sidey Magaalada u badaleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here