HomeWarkiiDAAWO: Weerarka caawa saqda dhexe ay Iiran ku qaaday Israa,iil

DAAWO: Weerarka caawa saqda dhexe ay Iiran ku qaaday Israa,iil

Diyaaraaha dagaalka Iiraan ayaa caawa saqdii dhexe waxay qaadeen weeraro jawaab u ahaa weerar ka yimid Israa,ill.

Yuhuuda ayaa gantaalo marka hore caawa la helay ceel shidaal oo Iran leedahay walow ay la tacaaleen islamarkaana shaaciyeen inay xakameeyeen.

Iiraan caawa waqti danbe iyaguna gantaalo culculus waxay ku garaaceen caasimada Yuhuuda iyagoona gantaalo la helay dekad israiil ku keydinaysay aluminium.

Caawa saq dhexe warbaahinta dunida iyo baraha bulshada waxaa aad looga hadlayaa weerarka iyo weerar celiska ama dagaalka u dhexeeya Iiraan iyo Israa’iil.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -