Ra’iisulwasaare Xamze Cabdi  Barre oo maanta la kaftamaayay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh .Mukhtaar Rooboow ayaa si dadban u karbaashay Wasiirka.

Xamze Cabdi Bare ayaa maanta ka hadlaayay shirkii Amniga isagoona dhex gashtay qaraaxo yar oo si dadban ugu socotay Wasiirka Awqaafta.

Advertisement

Ra’iisul wasaaraha kaftankiisa iyo sarbeebtiisa ka daawo muuqaalkaan hoose:-

 

Previous articleWasaarada Ciyaaraha Hirshabelle oo dacwo ka gudbisay Kooxda Galmudug
Next articleEedeysane loo maxkamadeeyay Alshabaabnimo,burcadnimo iyo kufsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here