Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya ee ay Puntland dhigtay, taasi oo uu aqbalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana kulamadii madaxdu ku yeesheen Garoowe todobaadkan looga hadlay Ajandaha Shirka heer Federaal ee ay gogoshiisa dhigtay Puntland oo ka dhici doona Garoowe.

XIGASHO PUNTLAND TV

Advertisement
Previous articleDAAWO: Gud.Barlamanka Gal-mudug oo ka hadlay guushii ay ka gaareen Tartank Maamul Goboleedyada
Next articleXildhibaan Mareykan ah oo Ilhan Cumar ku qabsaday hadaladii ay ku difaacday badda Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here