MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  Jen. Sulub Axmed Firin ayaa maanta isagoo munaasabad ka hadlaayay wuxuu kaga hadlay dhibaatadii ka dhalatay ciyaartii Fiinaalka ahayd ee tartankii Maamul Goboleedyada.

Taliyaha Booliiska wuxuu sheegay in Ciyaartii Fiinaalka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 40 askari oo Taliye saldhig uu ku jiro.

Advertisement

” 35 Askari oo uu kamid yahay Taliyaha Booliska Degmada Warta Nabada iyo shacab kale ayaa ku dhaawacmay Ciyaartii u danbaysay ee tartanka maamul goboleedyada iyo G.Banaadi.”ayuu yiri Taliyaha

Hadaba faahfaahinta halkaan hoose ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka.

Previous articleAl-shabaab Dowlada isku soo dhiibay
Next articleDAAWO: Shiikh ka hadlay sababta Masjid Waalideyn looga diiday in Janaaso lagu tukado meyd la keenay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here