MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildjhibaandii Shirka uga soo baxay Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa goor dhaw shir jaraa’id qatay , waxayna ku faah-faahiyeen sababta ay uga soo baxeen shirka gudiyada joogtada ee Baarlamaanka kassoo looga hadlayay arimaha dastuurka.
