HomeWarkiiDab ay ku dhinteen ku dhawaad 60 ruux oo ka kacay guryo...

Dab ay ku dhinteen ku dhawaad 60 ruux oo ka kacay guryo ku yaal Hong Kong

Hong Kong fire latest: rescue crews search for survivors after 55 killed and hundreds reported missing

Dabkii ugu khasaaraha badnaa ayaa ka kacay  guryo ku yaal Hong Kong, waxaana ku dhintay ugu yaraan 55 qof, halka 279 kalena la la’yahay.

Dabdamiska ayaa ka howlgalay dhismayaal dhaadheer oo ku yaalla xaafadda Tai Po ee gobolka-magaalada galabnimadii  shalay.

Dabka ayaa la rumeysan yahay inuu ka dhashay bamboo laga taagay dhismaha bannaanka, ka dibna ku faafay shabag cagaaran oo loo isticmaalo xilliga dayactirka.

Dabkii ugu dhimashada badnaa ee Hong Kong ayaa  hore uga dhacay Agoosto 1962, markaasoo dab ka kacay xaafadda Sham Shui Po ee magaalada ay ku dhinteen 44 qof.

SOURCEALJAZEERA
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
Hong Kong police arrest three on suspicion of manslaughter as apartment fire death toll rises to 55, hundreds missing| Hong Kong apartment fire| Hong Kong news| World news| China news

Hong Kong Tower Fire Kills at Least 55 With Hundreds Missing; Three Arrested - Bloomberg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -