HomeWarkiiDab sababay dhimasho oo goor dhaw oo Caawa ah ka kacay guri...

Dab sababay dhimasho oo goor dhaw oo Caawa ah ka kacay guri ku yaal xaafada Islii-Nairobi.

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Dab-xooggan ayaa goor dhaw oo Caawa qabsaday Guri Somaalidu degan tahay oo ku yaal Xaafada Islii-Nairobi gaar ahaan 7 Stareet.

Sida dadka Deegaaka sheegeen  Dabaqa gubtay oo ahaa 4 biyaano ayaa waxaa ku dhimatay gabar yar oo ka mid ahayd qoysaska Soomaaliyeed ee dabaqaasi wax ka deganaa.

Wararka waxay intaasi ku darayaan in gaadiidka gurmadka degdega ee dab-damiska ah ay soo gaareen goobta dabku ka kacay iyagoona bilaabay inay baktiijiyaan dabka si uusan u fidin ,dad badan ayaa goobta isugu soo baxay .

inta badan dabka Nairobi gaar ahaan Xaafada Islii wuxuu ka kacaa korontada iyo gaaska raashinka lagu karsado.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -