Muqdisho (dayniiile.com)-Xarunta Madaxtooyada gaar ahaan Xafiiska Ra’iisulwasaaraha waxaa caawa ka socota Munaasabadda loogu dabaal-dagayo guusha taariikhiga ah ee Soomaaliya looga cafiyey deynta.

Munaasabadda oo si weyn looga soo qeybgalay waxaa goobjoog ka ah Madaxda dalka iyo qeybaha bulshada kuwaasoo ku wada faraxsan guulaha is daba jooga ah ee Dowladu gaareyso.

Advertisement

Bishan gudaheeda waa guushii labaad ee Dowladu gaarto markii 1-dii bishaan Soomaaliya laga qaaday xayiraadii hubka ee saarneyd.

Ra’iisulwasaaraha ayaa lagu wadaa inuu hadalo ka dhaho dabaal dega xafiiskiisa uu ku qabtay ee deyn cafinta halka madaxweynuhu muuqaal uu soo duubay uu kaga hadlay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COMMay be an image of 11 people, lighting and weddingMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, headscarf and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people, dais and newsroomMay be an image of 1 person, lighting and weddingMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 people, table and daisMay be an image of 7 people, lighting, speaker, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people and dais

Previous articleDEG DEG:Dayntii lagu lahaa Soomaaliya oo si rasmi ah looga cafiyay
Next articleDAAWO: Madaxweyne Xasan oo Soomaalida ugu Hamblayeeyay guusha Caawa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here