Iyadoo uu Jiray Khilaaf Udhaxeeya Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Somaaliya iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Lagu Muransanyahay Ee Hirshabelle Ayaa Dabageed Waxaa uu Ku Dhawaaqay in aaysan Jirin Wax Dib uhishiisiin Ah oo Wasaaradu Ka Wado Beledweyne

Yuusuf Dabageed Ayaa Ku Amaray Wasaaradii Hore Ee Dib uhishiisinta Hirshabelle in Aay Soo Saarto Warqad Lagu Qaadacayo Shirarkii Uu Wasiir Mukhtaar Ka waday Gudaha Beledweyne

Wasaaradii Hore Ee Dib uheshiisiinta Hirshabelle Ayaana Goordhow Warqad Aay Soo Saartay Ku Sheegtay in aaysan Jirin Wax Dib Uheshiisiin Ah Wasaarada Arimaha Gudaha Federalka Kawado Beledweyne

Hadaba Sidee u Aragtaa Warqadan Uu Dabageed Soo Saaray Isagoo Adeegsanaya Wasaaradii Hore Ee Dib uheshiisiinta Hirshabelle

Share Beledweyn Online

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here