DABLE PILOT DHAWGIISI WAA SHAQEEYEY

0

NN waxa dilayo rajadeeda waa ideygan oo kale waayo baarlamaanki sare iyo hooseba waxey gudbiyeen bishii febraayo 5 bil ka hor in la dar dar geliyo hawlgabka iyo xuquuqdooda laakin Formaajo sharciga ma raacin tiisa ayaa meel u taalo. Waayo hawlgabka waxaa faaido ku qabo labada dhinac haddey ahaan laheed dowladdda oo lacag yar ka baxeesa iyo hawlgabayaasha oo qaadanayo lacag kala bar mushaarkooda ayagoo gurigooda jooga.

Tusale ahaan haddii jananka $1000 doolar qaadanayey, waxa la siinayaa $500 soo dowladda lacag uma hareyso? Taa wa arki là yihiin dowladda. Hawlgabka wa mid an la leexan karin oo bani aadamka caafimaadkiisa ku jira. Odey 85 sano jira ee ka fekerayo kursigaaga xajiso oon horey masuul u soo noqon ama aan ahayn qof hal abuur leh ama maskax iyo xikmad Allah siiyey wa khalad dà daa in lagu haayo 8 sanadood taliye ciidan. Habo joogee wax ma soo kordhiyey 8 daa sano? Waa maya. Waxaa layaaban khubarada ka socda beesha calamka ee caawiya ciidamada soomaliya odey 85 sano jira oo taliye ciidan ah. NN wax badan baa ka qaldan dhanka ciidanka.


Halkaaan waxaan ku soo sheegayaa sida ay NN u baabisay ciidanka qaranka Soomaliya.
1. (Odowaa)Wiil da yar 30 jir ah ba ciidamada soomaliya loo dhiibay.

2. (Xijaar) taliyaha boliiska wa shakhsi aan weligii boliis arag.

3.(Saadaq Joon) waxa la siiyey janan ma qoro ma akhriyo waa masiibo qaran.kuwi wax bartay haba sheegin
4. (Kaniif) taliye xig boliiska janan abdiqaybdiid darawalkiisa ma qoro ma akhriyo.
5. (A Dirir) from psf puntland to janan misana landfirce commander and then admiral of somali navy.
6. ( Zakiya) within 4 yrs general what an easy job.
Intaa baa jirta ee maxaa ka khaldan NN. Ma rajo bay ka qabaan in mar labaad ay soo laabtaan?
Hay haata waaye intaan baa nagu filan wax qabadkiini. Teeda kale waxaa la yiraa ciidanki bay wax ka bedeleen! Haddaba indha fura waxba ma baddelin ee waxa la xisaabtamay deeq bixitaasha in ay la yimaadaadaan tiro ciidan sax ah qaa sidaa marki ay sameeteen tirakoob sax ah. Wax kale may qabteen? Maya intaan ka eheen 6 daa kor ku xusan. Dowlad cusub allow noo keen oo ciidanka dib u dhista kuwaan waa na khaldeene. Haddii xatta Kheyre aan garab siin laheen kuwo baas baa daba joogo dhuunta là.
Allow na dhaafi NN.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here