Sagaal xubnood oo ka tirsan xubnaha Aqalka Wakiilada Mareykanka ee Xisbiga Dimoqraadiga ayaa habeenkii xalay ahaa Aqalka Senate-ka u gudbiyey dacwad ka dhan ah madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump.

Waxaa dacwadan ay Xisbiga Dimoaqraadigu ku sheegeen in Madexweyne Donald Trump uu huriyey qalalaalse lagu weerarey Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill-ka loo yaqaan.

Haddaba arrimaha ku saabsan dacwadan xaley golaha Senate-ka loo gudbiyey  ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka doodaan 8 bisha soo socota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here