Dad ka caraysan Xirnaashaha Muqdisho oo banaanbax ka dhigaya Isgosyada SOS, Ex-Kontorool Balcad iyo nawaaxiga Suuqa xoolaha

0

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas ka bilaawday Banaanbax looga soo horjeedo xirnaashaha wadooyinka Muqdisho.

Boqolaal dadweyne oo u badan kuwa ka shaqeeya gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ayaa maanta banaanbax ka dhigaya wadada warshaha, gaar ahaan Isgosyada SOS, Ex-Kontorool Balcad iyo nawaaxiga Suuqa xoolaha ee Magaalada Muqdisho.

Dibadbaxayaasha ayaa dalbanaya in loo furo wadooyinka maalmo ka hor dhagaxaanta ay dhigtay dowladda federaalka Soomaaliya.

sidoo kale Qaar ka mid ka qeyb galayaasha banaanbaxa ayaa sheegay in culeys weyn ay wajahayaan, islamarkaana arrintan ay dhibaato badan ay ku qabaan.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here