dadka dagan Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo oo ku Banaanbaxay Ciidamada Kenya, Xasuuqii shalay

0

Wararka ka imaanaya Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta Barqadii halkaas uu ka bilaawday banaanbax looga soo hor jeedi Ciidamada Kenya.

dadka Dagan Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo, ayaa ka bannaan baxayaan Ciidamada Kenya  oo xasuuq u gaystay dadka degaankaasi.

Sidoo kale Bannaanbaxa ayaa yimid kadib markii Ciidanka Kenya ay soo weerareen Qoys degganaa duleedka Ceel-waaq, waxaana ay halkaasi ku dileen Wiil qoyska ay weerareen ka mid ahaa, iyagoo qaatay seddex qof oo dhaawaca ah, kuwaas oo markii dambe ay dileen kadibna ay god ku rideen.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here