Waxaa  degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka billowday dibadbax ay dhigayaan qaar kamid ah Shacabka degmada, kaas oo ay ku taageerayaan kooxda Ahlusunna ee todobaadkii bore la wareegtay degmada Guriceel.

Banaambaxayaasha oo u badan Culimada taageersan Ahlusunna ayaa socod ku maray wadada dhexmarta Bartmaha Degmada Gurieecl.

Qaar kamid ah dadka banaanbaxa ka hadlay ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uusan waxba u qaban dadka kunool degmada Guriceel, balse kaliya uu Canshuurta ka qaado.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here