Dadka Sharcig Dalka Sweden Heysta oo loo fasaxay in Qoosaskooda loo Keeno

0

Go’aanno dawladdu maanta gaadhey ayaa lagu qeexey in kooxo laga saarey liiska xayiraadda safarrada dibadda looga yimaado dalka, kuwaasina oo ka soo baqoola waddammo ka baxsan EU. Waxaa ka mid ah shaqaalaha dibadda uga yimaada gurista miraha beeraha ee xilliga.

Kooxaha sidoo kale laga reebey liiska xayiraadda ayaa ah qaraabada dadka deggenaanshaha ku leh Sweden si qoysaska loo mideeyo

Inkastoo kala saarin Dadka Qoosaska loo Keenaayo hadana Soomalida waxaa saarnaa  Culeys aysan saarneen wadamada kale

Warkaan ayaa waxuu Mideen Doonaa Qoosas Badan oo Soomali ah oo Sharci Heysta hadana loo Diiday in Qoosaskooda la Midoobaan

Dhanka kale Dowlada Sweden ayaa Fasaxday Safarada Dibada laga Bilaabo 13 Juun 2020

 

Xigasho Ekot

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here