HomeWarkiiDagaaal culus oo goor dhaw ma bilowdag duleedka Degmada Moqokori

Dagaaal culus oo goor dhaw ma bilowdag duleedka Degmada Moqokori

MOQOKORI (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhaw oo saaka ah uu dagaal ka bilowday duleedka Magaaladaani.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya ay weerar ku qaadeen deegaanada Gumare iyo Ceel-Qooxle ee hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan si ay uga hortagaan weerar alshabaab qorsheynayeen inay Deg.Moqokori ku qaadaan.

Wararka horu dhaca ah ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada iyo kuwa reer Hiiraan guulo durba ka gaareen weerarkooda iyagoona alshbaab ka eryay deegaanka Gumare

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa la soo sheegayaa 8nuu dagaalka horkacayo xili uu wato gaaduid dagaal iyo ciidwmo badan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -