Ku dhawaad 10 ayaa dhimatay intaas ka badana way ku dhaawacmeen ka dib Dagaal xooggan oo xoolo dhaqato Galmudug ka tirsan ku dhexmaray duleedka Deegaanka Baraag Ciise ee Koonfurta Gobolka mudug

2 maalin ka hor ayuu Dagaalkqani bilowday waxaa uuna salka ku haayaa Aanooyin qabiil

Maleeshiyaadka Dagaalku ku dhexmarayo Deegaanka Huldooyaale ayaa kasoo kala jeeda Cadaado iyo Bacadweyne kana tirsan mudug iyo Galguduud

Bulshada deegaanadaas ayaa ku baaqaya in Dagaalka oo saacadaan socda la joojiyo

Maamulka Galmudug iyo kan Gobolka mudug wali war kama soo saarin sidii Colaadaas loo xakamayn lahaa.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here