HomeWarkiiDagaal Beeleed Saaka mar kale ka qarxay Deegaanka Lu-haya ee Gobolka Awdal

Dagaal Beeleed Saaka mar kale ka qarxay Deegaanka Lu-haya ee Gobolka Awdal

LUG-HAYA (DAYNIILE.COM)-Dagaal  u dhaxeeya laba Maleeshiyo Beeleed ayaa mar kale Saaka ka qarxay Deegaan Xeebeedka Lug-haya ee Gobolka Awadal kaasoo hoos taga dhulka uu ka taliyo Maamulka Waqooyga Somalia ee gooni oosadka ah lana baxay Somaliland.

Dagaalka oo saaka ka socda Lug-haya ayaa durba laga soo sheegayaa khasaare nafeed oo labada dhinac iyo shacabkaba gaaray inkastoo aan tafaasiil madax banaan laga heli karin xili dagaalkuna ku socdo si xowli ah.

Labada Beelodo ee dagaalamaya oo kala ah Ciise iyo Gadabuursi ayaa isku haya arimo dhul iyadoo qabiil kasta sheeganayo inuu leeyahay dhulka la isku heystpo,waxayna helayaan labada dhinac gurmadyo.

Warar aan la xaqiijin oo ku soo laab laabtay baraha bulshada ayaa sheegaya in Maamulka Somaliland uu garan iyo gaashaan u yahay si hoose beesha Gadabuursi halka Dowlada Jabuuti iyadana ay garab hoose u tahay Beesha Ciisaha inlastoo anaga aanan cadeyn u heyn.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -