HomeWarkiiDagaal culus oo saaka ka qarxay duleedka Magaalada Ceel-buur

Dagaal culus oo saaka ka qarxay duleedka Magaalada Ceel-buur

Dagaal xooggan oo u dhexeeya Laba Maleeshiyo Beeleed ayaa saaka ka qarxay deegaan hoos taga Degmada Ceel-buur ee Gobolka Gal-gaduud, waxaana la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

Waerarka dagaalkaani la xiriira ayaa sheegaya in labada beelood colaadoodu ay mudo soo jiitamaysay saakana xaaladu isku badashay gacan a hadal iyadoo dadka deegaanku maqlayaan rasaas rasaasta iyo hubka kale ee ka waa weyn.

Khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi ma jirto cid faah-faahin ka bixisay madaama isgaarsiintu aad aciif u tahay oo aaney si hagaagsan u shaqeyneyn, maalmo ka hor ayay ahayd markii deegaanada la isku hayo mid ka mida lagu dilay 4 ruux oo xoola dhaqato ah kuwaasoo u dhashay mid ka mida ah beelaha ada dagaalku u dhexeeyo.

Waxgaradka labada beelood ayaa lagu wadaa inay faregliyaan dagaalka meesha ka qarxay si looga hor tagi dhibaatooyin daagaladu reebaan iyo colaadu meel xun gaarto intaba.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -