HomeWarkiiDagaal dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Magaalada Garoowe

Dagaal dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Magaalada Garoowe

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in manta halkaasi u ku dagaalameern kooxo hubeysan kuwaasoo is dhaafsaday rasaas.

Warar ku dhaw dhaw dagaalka oo ka dhacay duleedka Garowe ayaa sheegaya in labada Maleeshiyo ay isku hayeen arimo dhul taasoo keentay ka hadalka sababay dhimashada iyo dhaawaca.

Inta la ogyahay hal ruux ayaa ku dhintay halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen , mana jirto wax faah faahin ah oo ka soo baxay masuuliyiinta Maamulka Gobolka Nugaal inkastoo ciidamada amaanka Maamulka Puntland goobta gaareen.

maaha markii ugu horeysay oo maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan ay ku dagaalamayaan Magaalooyinka dhulka Dowlad  Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -