BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo goor dhaw ka dhacay duleedka Magaaladdaasi uu sababay khasaare nafeed.
Dagaalkaan oo u dhexeeyay Alshabaab iyo Dowlada waxaa la soo sheegayaa inay ku dhinteen Taliyaha guutada 8-aad ee xoogga dalka & taliyihii guutada 9-aad
Labada Taliye ee la dilay oo ka tirsan Ciidamada Xoogga Somalia ayaa kala ah Col.Cali Caddow iyo Yoonis Adan.
Saraakiisha Ciidamada Dowlada wali wax faah faahin ah kama soo saarin dagaalkaan iyo Saraakiisha kaga dhintay.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM



LABADIINABA AHLU NAAR AYAAD TIHIIN HADDII AAD U DAGAALANTEEN QABIIL iyo HANTI-
DOWLLADA AYAAD LASAFANTIHIIN EE MATIHIIN DAD ILAANLINAAYA XUQUUQDA DADAKA-
EE BAYDHABO JANAAY OO DAD MASAAKIIN AH OO DOWLADDA QAS KA WADA EE U DAGAALAMA DIIN IYO DADKIINABA;