Magalaada Muqdisho oo ah xarunta Dowlada Federaalka ayaa inta badan waxaa ka dhaco Dagaalo sababo dhimasho iyo dhaawac

Mar qur ah ayaa waxaa laga war helay Israsaaseen xoogan oo dhex martay Ciidamo Dowlada ah iyo kuwa aan Heebtooda la garaneynin

Kooxa dharcad ah iyo kooxa kale ayaa Dagaal ku dhex maray Isgooska ugu Saxmada badan iyadoona halkaa ku geeriyoodeen dhowr Qof oo isagu jira Shacab iyo kooxahii dagaalka dhex maray

Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool magaalada Muqdieho ayaa Cabasho Xoogan ka keenay Dagaalka magaalada ka dhaco ee Madaxda Dowlada waxba ka qaban

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here