Dagaal xaga cirka ah ayaa mar kale ka dhex qarxay Mareykanka iyo Iiran kadib markii Iran soo riday diyaarad dagaal oo ahayd nuuca qumaatiga u kaca ee loo yaqaan Heyla-kobtar.
Mareykanka oo talaabadaas ka carooday duqeyn ka geystay gudaha Dalka Iiran,sidoo kale Iran ayaa iyaduna duqeysay dalala Carabta ee Mareykanku saldhigyada ku leeyahay.
Weerarka Ameerikaanka waxay la eegteen bartilmaameedyo gudaha Dalka Iran ah inkastoo aan laga bixin faahfaahin dhearaad ah marka la eego khasaaraha ka dhashay duqeymaha.
War laga helay dhanka Madaxweyne Trump ayuu ku sheegay in weerarada xaga cirka ah aysan waxba u dhimi doonin dadaalada loogu jiro in la soo afjaro dagaalada Bariga dhexe.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM
