Dagaal Qasaare gaystay oo dhex maray ciidamada daraawiishta maamulka Puntland iyo kooxda Daacish

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay gobolka Bari, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada daraawiishta maamulka Puntland iyo kooxda Daac

ish ku dhexmaray qeybo ka mid ah gobolkaasi.
Dagaalka ahaa oo mid culus ayaa dhacay shalay gelinkii dambe, kadib markii ciidamada maamulka Puntland ay weerar ku qaadeen fariisimo ay dagaalyahanada Daacish ay ku leeyihiin deegaanka lagu magacaabo Timirshe oo hootega degmada Isku Shuban.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in dagaalka ay ka horreysay duqeyn lagu garaacay deegaankaas oo ay ku xoogan tahay kooxda Daacish.
Sidoo kale waxaa dagaalkaasi lagu dilay illaa 8 xubnood oo ka tirsanaa Daacish, iyadoona lagu burburiyey illaa laba baabuur oo ay laheyd kooxdaasi.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here