Laas-caanood(dayniiile.com)-Wararka laga helaayo degaanka Buq-dharkayn ee duleedka Laas-caanood ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka mar kale dagaal ka qarxay kaasoo u dhexeeya Maamulada Somaliland iyo Qaatumo.

Sida wararka aan ku helnay hubka nuucyadiisa kala  duwan ayaa laga maqlayaa deegaankaasi xili wararka qaar sheegayaan in Somaliland weerarka soo qaaday.

Advertisement

Labada dhinac ayaa sidaan oo kale shalay waxay ugu dagaalameen isla deegaankaani walow dirirtii shalay wararku u bateen in Somaliland looga itaal roonaaday.

Wixii war ah ee ku soo kordha wararkeena xiga ayaad lala socon doontaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleIsimada SSC Qaatumo oo maanta la kulmaya Mucaaradka Puntland iyo Saciid Dani oo ka aqbalay dhex dhexaadintooda
Next articleHay’ad Turki ah oo maanta u gurmatay dadka Soomaaliyeed+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here