Xoogagga Jabhadda Beesha Garxajis iyo ciidamo ka tirsan RRU-da oo uu wato Badhasaabka Saaxil oo ay Korneylka ilmaadeeryihiin ayaa dagaalku dhex marayaa.

Sida dadka deegaanku ii sheegeen Badhasaabka Saalix, Maayarka Sheikh iyo Maayar ku xigeenka Berbera ayaa hadda ku go’doosan deegaanka Isku Dar oo jabhadda Garxajis weerar culus ku ekaysay.

Advertisement

Goobjooge la hadlay warbaahinta ayaa yidhi; “Ciidamo uu wato Badhasaabka Berbera oo ay Korneylka Ilmaadeeryihiin ayna la socdaan Maayarka Sheikh iyo Maayar ku xigeenka Berbera ayaa saaka kasoo baxay Go’da weyn iyagoo Sheikh ku socda kaddib waxay jabhaddu ku qabatay aaga Isku-dar oo ay xalay fadhiisin ka dhigteen. Dagaal culus baa halkaas ka dhacay.”

Previous articleXog hoose ayaa sheegaysa in Puntland iyo Villa Soomaaliya oo isku fahmi la’…
Next articleSheekh Shariif “Colaad waxaa ugu halis badan mida sokeeye gasha oo cuqubadeeda way soo deg degtaa”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here