Dagaal ayaa hadda ka socda xarunta degmada Dayniile, waxa uuna u dhaxeeyaa dagaalka ciidamo taabacsan guddoomiyaha degmada Dayniile iyo ciidamo kale oo katirsan milatariga Soomaaliya, balse u abaabulan qaab beeleed.
Sida xogta ku helay ciidamo katirsan kuwa dalka Eritrea lagu soo tababaray, balse u abaanulan qaab beekeed uuna horjooge u yahay nin lagu magacaabo Beerey ayaa weeraray gaari uu leeyahay guddoomiyaha Dayniile Rooble Boon.
Advertisement
Dagaalka ayaa lasoo sheegayaa in khasaaro ka dhashay sidoo kale hub lagu kala qabsaday, waxa uuna dagaalkan daba socdaa mid caawa ka dhacay gudaha xarunta degmada.
Waxii soo kordha soco
Gacal Ayman