HomeWarkiiDagaalamayaasha Alshabaab oo la wareegay Deegaanka Ceel-qooxle-Hiiraan

Dagaalamayaasha Alshabaab oo la wareegay Deegaanka Ceel-qooxle-Hiiraan

MOQOKORI (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Kooxda Alshabaab maanta la wareegeen oo qabsadeen Deegaanka Ceel-qooxle oo hoos taga Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

Dadka deegaanka ayaa laga soo xigtay in kooxda Alshabaab bilaa dagaal kula wareegeen kadib markii laga war helay iyagoo soo galay deegaanka.

Deegaankaan oo ka mid ah kuwii Alshabaab laga saaray sanado ka hor ayaa 16KM kaliya u jira Degmada Moqokori.

Masuuliyijnta Dowlada iyo kuwa Hirshabelle midloodna wali kama hadlin wararkaani sheegaya in looxda Alshabaab qabsadeen deegaanka Ceel-qooxle.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -